App-kan waxa ku jira Ducooyinka iyo Adkaarta kitaabka Arbaciin An Nawawi,
Waa Application si fudud loo isticmaali karo
Xadiisyada appkan ku jira waxaanu ka soo xiganay kitaabka Arbaciin ka oo Afsomaali ku qoran oo uu turjumayTurjume: Cabdulcasiis Xasan Yacquub Qore: Sheekh Cabdul-Raxmaan Xuseen Samatar
Fadlan noosoo gudbi hadii aad ku aragto meelo naga khaldamey Mahadsenid